Qaybintii Kaadhadhka Cod-bixinta Oo Ka Bilaabmatay Gobalka Awdal , Farriinta Saddexda Xisbi Iyo Guddiga Doorashooyinka

    0

    (SL.Post) Magaaladda Boorama ee xarunta gobalka Awdal maanta si rasmi ah uga bilaabmatay qaybinta kaadhadhka cod-bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland , waxaana ka hadlay masuulyiin ka socday saddex xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinka.

    Halkan hoose ka daawo.

    Somalilandpost.net