Golaha Guurtida Oo Fadhiga Ay Saaka Yeelan Doonan Go,aan Kaga Gaadhi Doona Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameyo Xukuumada Madaxweyne Siilanyo

    0

    Hargeysa(SLpost):- Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxa fadhigooda ay saaka

    yeelan doonan la soo hor dhigi doona muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada madaxweyne Siilanyo

    Image may contain: one or more people and people sitting

     

    Lama garan karo in marka la soo hor dhigo golahaaasi muddo kordhinta in isla maanta ba ay ka go,aan gaadhi doonan iyo in ay dood ka yeelan doonan oo ay dib u dhici doonto ka go,aan gaadhisteedu

     

    Sidoo kale waxaa aad ay xisbiyadu uga cabsi qabaan in golahan oo xaq u leh muddo kordhinta xukuumadu ay ka badiyaan mudada ay kordhinayaan tii ay ku heshiiyeen xukuumada , xisbiyada iyo kominshanka doorashooyinku