Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobalka Awdal Oo Dhalliilo U Jeediyay Badhasaabka Gobalka Awdal

    0

    (SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah WADDANI ee gobalka Awdal, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha gobalka Awdal oo uu sheegay inuu gabay gebi shaqadii iyo xilkii loo igmaday.

    IMG_C9D12D-AAA16F-3DE1BC-0E4473-2FA43E-577661

    Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warkan.

    Somalilandpost.net