Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Safiiro Ka Socday Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka

    0

    (SL.Post) Kulankan dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Safiiro ka socday wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka, waxa lagaga wada-hadlay sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha iyo sababaha keenay dib u dhaca doorashada.

    16266088_1183954328385085_5382775058110508560_n

    Wasiirka arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire oo kulankan ka dib warbaahinta la hadlay ayaa faa-faahin ka bixiyay qodobada lagaga wada-hadlay kulankan.

    Halkana ka daawo.

    Somalilandpost.net