Faysal Cali Waraabe Oo Eedo U Jeediyay Xisbiga KULMIYE

    0

    (SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka  Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ku soo laabtay,  ayaa eedo u jeediyey xisbiga tallada haya ee KULMIYE, waxaanu sheegay in iyadoo aan  la gaadhin ololaha doorashada ay bilaabeen safaro salka ku haya olole siyaasadeed

    Halkana ka daawo.

    Somalilandpost.net