Cali Khaliif Oo Sharuud Ku Xidhay Heshiis Ay La Galaan Xukuumadda Somaliland

    0

    (SL.Post) Prof Cali Khaliif Galeydh waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay heshiis ay la galaan Xukuumadda Somaliland, waxaanu soo bandhigay shuruudo xambaarsan waxa u yahay heshiiskaasi.

    cali-khaliif

    “Distoorkodaasi inta uu jiro wax aanu u holineyno ma aha in aanu ka mid noqono , kama mid noqon doono shuqula ku yeelan meyno,  lakiin hadii ay diyaar u yahiin waxaas in ay bedelaan oo muddo qaadato waxii doonaba ha qaate .” ayuu yidhi Prof Cali Khaliif Galeydh.

    Halkan ka daawo.

    Somalilandpost.net