Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Mooshin Uu U Gudbiyey Shirguddoonka

    0

    Hargeysa (SL.Post) Xildhibaan Bashiir Shekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka war-bixiyey ujeedada mooshin uu gudbiyay Shirguddoonka Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay in mooshinkani la xidhiido ansixinta gobolo hore loo magacaabay. Islamarkaana ay  Xukuumaddu Golaha u soo gudbiso si loo ansixiyo.

    xildhibaan-tukaale

    Halkana ka daawo.

    Somalilandpost.net