Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Xasan Sheekh

    0

    (SL.Post) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland  Dr. Sacad Cali Shirre, ayaa ka jawaabay hadalo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaga hadlay arrimaha Somaliland iyo inay Somaliland ka mid tahay Somaliya.

    wasiirka-qorshaynta-qaranka

    Wasiirka arrimaha dibada Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiikiisa waxa kale oo uu ka hadlay halka ay marayaan wada-hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Khaatumo.

     

    Halkan ka daawo.

    Somalilandpost.net