(SL.Post) Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo culus u soo jeediyey hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Musharraxa Madaxweyne ee xisbigaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.net

