Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa ku dhawaaqay go’aanka ay ku kala qaadeen soo jeedintii Madaxweyne Siilaanyo ee ahayd kala qaadista labada doorasho ee Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada Somaliland.

Halkna ka dhagayso.
Somalilandpost.net

