Xisbiga WADDANI Oo Dacweynaya Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda By News Editor - September 21, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SL.Post) Xoghayaha caddaalada ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhada Jaamac Xirsi Batuun, ayaa shaaciyay inay Maxkamad la tiigsan doonan masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland Halkana ka daawo. Somalilandpost.net