Koox Hubaysan Oo Waareera Ku Qaaday Qalabkii Diiwaangalinta Ee Gobolka Sool (SAWIRRO)

    0

    Lascaanood (SL.Post) Koox  hubaysan,  ayaa saaka weerar ku qaadeen goob diwaangalineed oo ku  magaalada Laascanoood

    q1

    Goobtan diwaangalineed ayaa aheyd mid ku  hadhsanayd gudaha magaaladda Laascaanood  isla markaana waxaa ay Kooxdani  la wareegtay  guud ahaanba qalabkii goobta yaalay

    q2

    Waxaana la sheegaya in qalabka ay kooxdu la wareegtay in ay kamid yahiin Kaambayuutaro , Waraaqaha diiwaangalinta , birintaro iyo qalabkale oo diiwaangalineed oo lagu reebay gudaha Magaalada Laascaanood ka dib markii uu dhamaaday wajigii hore ee diiwaangalintu .

    q3

    Goobtani oo ka mid ahayd , goobaha wareegayay ee loogu talogalay in dadweynuhu wakhti u helaan inay isdiiwaangaliyaan ayaa guud ahaanba qalabkeeda la dhacay , waxaana kooxdu saaka kusoo bandhigeen goob ka baxsan magaalada laascaanood .

    q5

     

    Somalilandpost.Net