Xisbiga WADDANI Oo Qaadacay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo Ku Kala Qaaday Doorashada Madaxtooyada Iyo Wakiillada

    0

    Hargeysa  (SL.Post) Xoghaya guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillahi Uur-cadde,  ayaa si adag uga horyimid Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu ku kala qaaday doorashada Madaxtooyada Iyo Gollaha Wakiilada

     

    uurcade

     

    Halkan ka daawo.

     

     

    Somalilandpost.net