Boqor Raabi Oo Sheegay In Xukuumaddu Ka Hor-isaagtay Gudashada Waajibaadka Xajka

    0

    Hargeysa (SL.Post) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ka hor istaagtay isaga oo u ambabaxaya gudashada waajibaadka Xajka, islamarkaana ay masuuliyiinta Madaarku ku wargeliyeen in aanu ka dhoofin karin Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

     

    boqorrabi

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa