Guddoomiye Cirro Oo Xilal Cusub Magacaabay

    0

    Hargeysa (SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  (Cirro), ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu magacaabay laba xubood oo kala ah madaxa waaxda tiknoolojiyadda iyo sayniska xisbiga WADDANI iyo ku xigeenka hanti dhawraha guud ee xisbiga WADDANI.

    ciro

     

     

    mm

    m2

     

    Halkan ka dheeho magacaabista Guddoomiye Cirro sameeyay: –

     

     

    Somalilandpost.Hargeysa