Hargeysa (SL.Post) Â Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ee UCID Jamaal Cali Xusee, ayaa hadlay sida uu u arko racfaanka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go’aankii ay dhawaan guddida diiwaangelinta ururada iyo ansixinta asxsaabta qaranku ka soo saareen khilaafkii u dhexeeyay labadan masuul.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa

