Muuqaalkan oo ka mid ah Barnaamij lagu magacaabo Xogta Dahsoon oo uu diyaariyo Weriye Xuseen Kurdi, waxa uu Suxufigu ku soo bandhigayaa qaar ka mid ah khudnadihii ugu la yaabka badnaa ee laga jeediyey kulanweynaha loo dhan yahay ee Jimciyada Quruumaha ka dhexaysa.

