Suxufiyiinta Somaliland oo markii u horeysay Yeelanaya Sanduuq Kaalmo iyo Guddoomiyaha SOLJA oo ka hadlay By News Editor - June 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, ayaa Shaaciyey Sanduuq ay iska yeelanayaan Suxufiyiinta dalka, kaas oo noqon doona Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta Somaliland.