Maxaad ka ogtahay Heesaha loo Cudeeyey inay Kaalmaha Hore ka galeen Qiimeyn lagu sameeyey Heesaha Sannadkan ugu Shilis ee ay soo saartay Fannaanadda YURUB MAXAMED CABDI (GEENYO)?

    0

    YURUB GEENYO IYO MAXAMED CIRO GUURKEENA KU DHAWAAQ VIDEO 2016Iyadoo Sannad kasta ay heeso cusub soo saaraan Fannaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan fannaaniinta qarnigan laga daba-dhacay ee Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa. Waxa baadhitaan iyo codeyn ay macaamiisheedA ka qaadday barta Youtube-ka ee Hargeysa Music Productiomn, si gaar ah loogu soo qaatay heesaha Sannadkan badhtamaha lagaga jiro ee 2016-ka ay soo saartay Fannaanadda casrigan lagu tilmaamo BOQORADDA CODKA ee Yurub Maxamed Cabdi (Yurub Geenyo), iyadoo dadweynuhu u kala codeeyeen heesihii ugu shidnaa isla markaana kaalmaha hore ka galay hab-faneedkeeda iyo midhaha suugaanta ay u gudbinayaan heesaheeda si weyn u taabtay dhegaha bulshada Soomaaliyeed.

    Waxa kaalinta Koowaad loogu codeeyey codbixinta ay samaysay HARGEYSA MUSIC PRODUCTION heesaha sannadkan 2016-ka, Heesta lagu magacaabo HARGEYSABA KAMA TAGEEN oo uu midhaheeda isla leeyahay Abwaanka Da’da yar  ee Siddiiq Maxamed Burmad. Heestani waxa laxanka saaray Fannaan lagu magacaabo BEELLE, waxa Miyuusikadeeda ku fara-yaraystay Macalin Axmed Wali Ibraahim Furinle.

    DAAWASHO HABBOON HEESTA KAALINTA 1AAD GASHAY

    HEESTA KAALINTA LABAAD LOO CODEEYEY…

    HEESTA KAALINTA 3AAD LOO HIBEEYEY

    HEESTA KAALINTA AFRAAD GASHAY