Shir-guddoonka Golaha Guurtida oo loo jeediyey Talooyin ku aaddan dhinaca Nabad-gelyada

    0

    Hargeysa3d (SLpost)- Guddi-hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigii Golaha ee Maanta ka jeediyey warbixin xambaarsan talooyin ku aaddan dhinaca wax-ka-qabashada arrimaha nabadgelyada u jeediyey shir-guddoonka Golahaas.

    Warkan oo faahfaahsan Halkan hoose kaga bogo