Guddida Diiwaangelinta Ururada Oo Digiin U Dirtay Garabyada Xisbiga UCID

    0

    Hargeysa  (SLpost) Guddida Diiwaangelinta Ururada iyo ansixinta Axsaabta qaranka  Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Cabdirisaaq  Ciyaale), ayaa digiin u diray labada garab ee xisbiga  UCID ee  ay kala hoggaaminayaan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi Jamaal Cali Xuseen.

     

     

    download

     

     

     

     

     

     

    Guddoomiyaha guddida Diiwaangelinta ururada Cabdirisaaq Ciyaale ayaa War-murtiyeed ay guddi ahaan digiin ugu dirayaan labada garab ee xisbiga UCID soo saaray, waxaanu sheegay inay joojiyaan eedaha ay isku jeediyaan, ilaa inta ay guddida Diiwaangelintu go’aan ka soo saarayo dacwadooda.

     

     

    Halkan ka dheeho War-murtiyeedka ay soo saareen Guddida Diiwaangelintu:-

    http://i2.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/05/war.jpg

     

     

     

     

    Somalilandpost. Hargeysa