Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga U Taxaabay Sheekh Aadan Sune

    0

    Hargeysa  (Slpost) Ciidamada amaanka Somalildn, ayaa xabsiga u taxaaben Sheekh Aadan Sune oo ka mid ah culimada Somaliland .

     

     

    IMG_A44887-EDEACC-D3ED5B-26D66B-BD4A11-D48787

    Ciidamada RRU-da ayaa nuskii danbe ee xalay waxay xoog ku galeen guriga Sheekh Aadan Sune oo ku yaala degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa

     

     

    Lama oga waxa wakhtigan sababay xadhiga sheekha, hasayeeshee waxa uu ka mid yahay culimada aan la gaban   weedhooda, waxaanu inta badan ka hadlaa arrimaha bulshada.

     

     

    Somalilandpost news. Hageysa