Boobe Oo Ku Taliyay Inay Xukuumaddu Joojiso Wada-hadalada Somaliland Iyo Somalia

    0

    (SLpost) Xoghayihii hore ee Warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay ka baxdo wadahadalada u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia, waxaanu sheegay in aanay soo kordhinayn qodobo dan u ah qaadiyada iyo jirtaanka Somaliland.

     

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

    Somalilandpost. Hargeysa