Nuxurka Qodobbo ka soo baxay shir ay magaalada Gabiley ku yeesheen Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia

    0

    Gabiley (SLpost)- Shir labadii casho ee u danbeeyey uga socday magaalada Gabiley dawladaha Somaliland iyo itoobiya, ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey magaalada xarunta u ah gobolka gabiley.

    ethiopia_somalilandHalkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan oo dhameystiran