Hargyesa(Slpost)-Wasiirka maaliyada dalka Samsam Cabdi Aadan ayaa raashin gaadhsiisay xoolo lo ubadan iyo dad ku soo barakacay waqooyiga magaalada Hargyesa kuwaas oo ay dhulkoodii hoose ka soo qixiyeen abaarihii dalka haleelay.
https://youtu.be/7hMiy9cIyrk

