Daawo:-Dooxa Arabsiyo Oo Gaadhi Nooha Ah Qaaday iyo Dhimashada iyo Dhaawaca Ka Dhashay By News Editor - April 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Gabilay(Slpost)Iyada oo lagu gudo jiro xili roobaadkii ayaa dooxa arabsiyo uu qaaday gaadhi nooho ah kaas oo uu hal qof ku dhintay sida oo kalena dad badan dhaawacyo kala u duwan oo qaarkood koomo yihiin ka soo gaadheen.