Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Dibada Ee Kiiniya iyo Kulanadiisii Ugu Danbeeyay By News Editor - April 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Kiiniya(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada kiiniya ayaa uu kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaah, kulankaas ayaa la sheegay in lagaga wada hadlay arimo la xidhiidha siyaasada.