Daawo:-Dooxa Gabiilay Oo Laga Helay Maydka Hal Qof Oo Ilaa Hada La Garan Waayay Muuqiisana La Soo bandhigay

    0

    Gabilay(Slpost)-Daadka roobabka curtay ayaa qaaday hal qof deegaanada Gabiilay inta la ogyahay waxaana warbaahinta loo soo bandhigay muuqaalkiisa oo xaal adag ku sugan.