Daawo:-Guddida Abaaraha Ee Dalka Oo Raashin Gaadhsiiyay Bargiga Dalka Xili Raadadka Abaarhu Ay Wali Sii Jiraan By News Editor - April 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Burco(Slpost)-Gudida abaaraha ee dalka ayaa haatan raashin gaadhsiiyay magaalada Burco iyo degaano u dhaw xili ay dadka ka sii muuqdaan dhibaatooyin xoogan oo ay abaarhu sameeyeen.