Daawo:-Somaliya Oo Qaadka Cashuur Ku Kordhisay Si Loo Joojiyo Ugu Danbaynta iyo Dad Ka Mudaharaaday

    0

    Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa bilaabaysa inay qaadka ka joojiso dalka waxaanay haatan qaaday talaabo taas oo ah in cashuurta lagu kordhiyay.
    https://youtu.be/zoeGb1FdRwQ