Daawo:-Xasan Xanafi Oo Intaan Dilka Lagu Fulin Warbaahinta La Hadlay Dareenkiisana Cabdiray By News Editor - April 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(SLpost)-Xasan Xanafi oo ahaa madaxii AL-shabaab u qaabilsanaa warbaahinta iyo waliba khaarajinta wariyayaasha ayaa ka hadlay dareenkiisa ka hor intii aan la dilin