Daawo:- Seerayaal Xoolaha Laga Ootay Oo Deegaanada Oodweyne Lagu Baabi’iyay

    0

    Oodweyne(SLpost)-Gobalka Daadmadheedh ayaa maalmihii ugu danbaayay laga waday ollole balaadhan oo meesha lagaga saarayo dhulka layka ootay iyo dhuxusha sharcidarada ah.