Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele iyo ciidankiisa ayaa ka soo muuqaday kamarad iyaga oo k jaasay hees amaan ah oo ciidanku qaadayo kadib markii Geel ku guulaystay doorashdii dalkaas dhawaan ka dhacday.
https://youtu.be/DcMTjPjFfbI

