Daawo:-Boqorka Gabooye Oo u Hanbalyeeyay Madaxwaynaha Jabuuti By News Editor - April 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Boqorka Beelaha Gabooye Axmed Iimaan Warsame ayaa hanbalyo u diray madaxweynaha jabuuti ee dib loo doortay waxaanu shacbiga dalkaas ku amaanay nabada iyo xasiloonida ay kasbadeen. https://youtu.be/N3lq-lSDNtg