Daawo:- Xasan Xanafi Oo Si Toos Ah Warbaahinta Loogu Ogolaaday Inay Duubtaan Oo Daawadaan Toogashadiisii

    0

    Muqdisho(SLpost)-Ciidamada Somaliya ayaa dil toos ah ku fuliyay Xasan Xanafi oo ahaa madaxii ururka Al-shabaab u qaabilsanaa warbaahinta, isaga oo loo haysto dilalka wariyayaal badan oo uu isaga laftigiisu qirsanaa.