Daawo:Suldaan Xiirey Oo Ka Hadlay Wararka Sheegayay In La Xidhay Suldaanka Guud ee Habaryoonis By News Editor - April 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLost)-Suldaan Xiiray ayaa ku tilmaamay arintaas mid dhamaanaysa isla markaas uu wadahadalka ka socdaa meel wanaagsan maraayo, waxaanu xusay inay badqabaan suldaanka iyo intii la socotayba. https://youtu.be/GlB-isULZV0