Daawo:-Kulmiye Oo Xisbiga Ka Caydhiyay Gudoomiye Ku Xigeenkii Labaad Waabeeyo iyo Sadexaad Talyaanle By News Editor - April 10, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Sida la sheegay gudida fulinta xisbiga Kulmiye oo fadhiisatay ayaa xisbigaas ka eriday gudooniye ku xigeenkii labaad iyo sadexaad ee xisbigaas. https://youtu.be/G9-26eQnAlI