Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gunaanaday Diiwaangalintii Codbixiyaha Ee Gobalka Saaxil By News Editor - April 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa soo gunaanaday qaadashada kaadhkii codbixinta ee gobalka Saaxil, waxaanay sameeyeen xaflad lagu qabtay hoolka jaamacada culuumta bada ee Berbera.