Daawo:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas Oo Ka Galgashay NIdaamka 4.5 Ee Uu Taageeray By News Editor - April 6, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Garoowe(Slpost)-Cabdiwali Gaas madaxweynaha Puntland ayaa ka galgashay nidaamka 4.5 oo uu ka soo horjeeday kaas oo uu dhawaan shirkii ayw ada galeen raysalwasaaraha Somaliya ay iskula qaateen inuu taageero nidaamkaas.