Daawo:-Khilaaf iyo Dano Shaqsi Ah Oo Hadheeyay Misaajidada Dalka Ingiriiska

    0

    Uk(Slpost)-Barnaamij laga diyaariyay masiijarada meelo ka mid ah Ingiriika ee ay Soomaalidu maamulaan ayaa lagu sheegay inay hadheeyeen qabyaalad, dano gaar ah iyo kooxaysi badan.