Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeeray xafiisyada gobalka Awdal, waxaan wasiirkiisa madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi Ka soo yeedhay hadal aan munaasib ku ahayn goobtii ay taagnaayeen iyo baahinta war madaxweynuuna uu dhinac taagan yahay.

