Daawo:-Aabe Wiilkiisa Ay Boolisku Toogteen Oo Cadho Daran Muujiyay Xukuumada Hanabaad U Diray By News Editor - April 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Wajaale(Slpost)-Wiil la sheegay in isaga oo watay gaadhi ay toogteen ciidanka booliska ayaa aabihii cadho daran ka muujiyay in aan xukuumadu wiilkaas daw marin.