Daawo:-Xildhibaan Ka Mid Ah Kuwa Somaliya Oo Dil Ka Badbaaday Iyo Ilaaladiisii Oo La’laayay

    0

    Muqdisho(Slpost)-Xildhibaan ka mid ah kuwa SOmaliya ayaa ka badbaaday isku day dil waxaana rasaas ooda lagaga qaaday ku nafwaayay ilaaladiisii, xildhibaanka ayaa haatan badqaba.