Daawo:-Dr.Dixood Oo Maanta Aas Maamuus Loo Sameeyay iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay By News Editor - April 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka qaybgalay aaska Dr.Dixood oo ahaa mid ka mid ah la taliyayaashiisa iyo sidoo kale siyaasi muhiim ah oo halganadii kala duwanaa ee Somaliland ka soo qaybgaly.