Hargeysa(Slpost)-Waxa dhawaan suaalo dhinacyo badan taabanaya la waydiiyay siyaasiga Ismaacil Hure Buubaa oo dhawaan uu dalka yimi kadib markii uu ka soo aayo waayay siyaasada Somaliya oo uu dhawar iyo labaatankii sano ee ugu danbeeyay ku soo dhx jiray
https://youtu.be/2PSpG3wp9PY

