Daawo:-Afhayeenka Ucid Oo Difaacay Jamaal iyo Cali Guray Faysalna Ku Tilmaamay Guul Aas By News Editor - April 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wali waxa sii xoogaysanaaya muranka iyo is qabsiga xisbiga UCID waxaana haatan dhaliilo u soo jeediyay gudoomiyaha xisbigaas Faysal Cali Waraabe Afhayeenka xisbigaas