Daawo Ayaabka Maalinta Barkimada Aduunka Oo Shaaracyada Laysku Garaacay Barkimooyin By News Editor - April 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)- Waxa shaaracyada dalka Taywaan laysku garaacay barkimooyin iyada oo lagu xusaayo maalinta barkimooyinka, waxaana muuqaalkan ka soo muuqday dadka dalkaas oo barkimo iskala daalay.