Daawo:-Cuqaasha Hargeysa Ayaa Taageeray In Diiwaangalinta La Hakiyo Oo Dadka Abaaraysan La Taageero By News Editor - April 2, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Odayaasha iyo waxgaradka gobalka Maroodi-jeex ayaa teegeeray in diiwaangalinta la hakiyo si taageero loogu muujiyay dadka abaaraysan ee reer Somaliland oo haatan u baahan gurmad lixaad leh.