Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Ucid Ka Saarayaan Cali Guray Dhaliil iyo Cayna Isugu Daray

    0

    Hargeysa(Slpost)-Faysal Cali Waraabe ayaa gudoomiyaha sadexaad ee xisbig Ucid Cali Guray ku tilmaamay mid lacag lagu iibsado oo uu isagu u naxariistay xisbiga Ucidna ku soo daray, waxaanu sheegay inay haatan ka qaadi doonana xilka.
    https://youtu.be/_F9akwFBnvM