Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadayl Hakinta Diiwaangalinta, Abaaraha iyo Arimo kale By News Editor - March 31, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Madaxweytne Siilanayo ayaa maanta qasriga madaxtooyada kaga halday arimo badan oo la xidhiidha xaalada dalka doorashooyinka iyo diiwaangalinta la hakiyay iyo abaaraha dalkii ku sii faafaaya.